Aqalka sare oo soo fara geliyey khilaafka dowlada dhexe & dowlad goboleedyada

Guddiga Joogtada ah ee Xildhibaanada Aqalka Sare ee baarlamanka Somalia oo kulan  maanta ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa waxay  sheegeen inay guddi u diri doonaan xarumaha Maamul goboleedyadda. Guddigaan ayaa loogu tala galay inay ka soo talo bixiyaan cabashadda maamul goboleedyaddu ka muujiyeen dowladda dhexe iyo wada shaqeyn xumada ka jirta labada dhinac. Golaha Aqalka … Continue reading Aqalka sare oo soo fara geliyey khilaafka dowlada dhexe & dowlad goboleedyada